C/raxmaan C/shakuur oo si adag uga hor yimid taliye ay dalacsiisay dowlada Somalia

Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si adag uga soo horjeestay talaabada ay dowlada Somalia ku dalacsiisay taliyaha qeybta Booliska gobolka Banaadir S/guuto Saadaq John oo ka mid ah saraakiil uu Madaxweynaha Somalia darajo ciidan u kordhiyey. C/raxmaan C/shakuur ayaa ku eedeeyey Taliyaha inuu xasuuq ka geystay hoygiisa sanad ka hor, isagoo nasiib ku … Continue reading C/raxmaan C/shakuur oo si adag uga hor yimid taliye ay dalacsiisay dowlada Somalia